Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale mas’uuliyeen ka tirsan golayaasha Dowladda Hirshabeele oo ku sugnaa caasimada Muqdisho.

116274600_2133959400081235_1886741628832

Sidoo kale waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor waxayna imaatinka labadan Madaxweyne ku soo aadaysaa,xili Xasan Cali Khayre raysal wasaarihii hore Soomaaliya ay kalsoonid kala noqdeyn mudanayaasha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

2Z2A0137.MOV.19_47_10_00.Still001-1-1024

Halkan Ka Daawo Sawiradda Imaantinka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele

116255162_2133959870081188_6987714778315 116610202_2133959660081209_4489483729981  116210822_2133959486747893_1358505571672  116430638_2133959340081241_3776995683271   116189289_2133959093414599_6954521954284

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this