Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Baaq Nabadeed u firay Beelo shaqaaqo ka dhex qaraxday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan u dirayaa baaqa nabadeed beelaha walaalaha ah ee colaaddu ku dhex martay Adhi Caddeeyae, Sool, waxa aan idinku baaqayaa nabad iyo in aydun colaadda joojisaan, Xukuumadda JSL, madax-dhaqameedka, culimada iyo wax garadkana waa in ay u ay u gurmadaan beelahaas walaalaha ah. pic.twitter.com/P3pV7y2dBu

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) July 27, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this