Sign in to follow this  
Deeq A.

NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks  ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray.

NetBlocks waxaa ay ku doodeysaa in hawada ay ka hooseyso sidii loogu talo-galay isla markaana aaney awood u laheyn iney jarto.

Dhankiisa, wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in Internet la’aanta ay ka dhalatay xarig jarmay, isla markaana lagu hawlan yahay in la ogaado sababta.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this