Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo caddeysay mowqifka ay ka qabto rididii Kheyre

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1595806175250.jpg?w=1000&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Ra’íisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in arrintaasi ahayd mid qorsheysneyd oo lagu burburinayay shirkii Dhuusamareeb, laguna raadinayo muddo kordhin.

Madaxweynaha Puntland ayaa hadalkan jeediyay kadib kulan deg deg ah oo Gaalkacyo kula qaatay Golaha Wasiirada iyo La-taliyeyaal.

Hoos ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Puntland oo caddeysay mowqifka ay ka qabto rididii Kheyre appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this