Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex wareegayo kaas oo ceyrinta Xasan Kheyre ku sheegay mid qalalaaso abuuri karto iyo mid lagu doonayo waqti kordhin.116431602_628106774478784_4733210678540770076_n.jpg?_nc_cat=101&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=-mjRpBbehVYAX-zh2rX&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=dafad7c68884531f84d586eb11102b46&oe=5F43DCE4

 

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this