Sign in to follow this  
Deeq A.

BF Soomaaliya oo ka doodaya qodobada shirkii Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 25/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta KMG Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Agendaha kulanka ayaa ah,  Ka doodista Doorashooyinka lagu wado in ay dalka ka dhacaan dabayaaqada sannadkaan iyo billawga 2021-ka.

Xildhibaanannada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this