Deeq A. Posted July 25, 2020 Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, Xasan Cali Nuur Shuute oo ka hadlayey sanad kadib, weerarkii xarunta gobolka Banaadir ee lagu dilay Duqii Muqdishp, Marxuum Ing. Yariisow iyo masúuliyiin kale ayaa sheegay in aysan ka hari doonin dadkii fududeeyey weerarkaasi, isaga oo sheegay in weli u socdo dabagal xoogan. Shuute ayaa tilmaamay inay aheyd in la sii wado baaritaanada ku aadan qaraxaasi illaa laga sal-gaaro, lana aruuriyo macluumaadka ku hareereysan dhacdadaasi. Halkan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/cod-sakriye.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites