Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Nuxurka khudbadihii shirka magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa xalay si rasmi ah xalay loo soo xiray shirkii Dhuusamareeb ee madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka.

Intii uu socday shirkan oo maalmo qaatay ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha iyo shanta madaxweyne maamul goboleed ee dalka.

Xiritaanka shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban illaa 8 qodob oo diirada lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo wada shaqeynta labada dhinac.

Haddaba halkan hoose ka dhageyso warbixin uu Wariyaha Shabelle, Cabdullaahi Cismaan Cadaani ka diyaariyey nuxurka khudbadaha ay jeediyeen madaxda.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/WARBIXIN-CADAANI-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this