Sign in to follow this  
Deeq A.

Waraysi:- Maxay Puntland Uga Dhigan Tahay Hergalinta Nidaamka Xisbiyada ?

Recommended Posts

Deeq A.   

Yacquub Maxamed Cabdalla oo Xoghayaha ku meel gaarka ee Urur Siyasadeeka Kaah,sidoo kalane ah falanqeeye arimaha siyaasada Puntland ayaa Goobjoog ugu waramay nidaamka xisbiyada ee Puntland

Screen-Shot-2020-07-22-at-7.21.23-PM-102

18 Luulyo 2020- Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa loo doortay Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Golaha dhexe ee Ururka ayaa sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash u doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Urur Siyaasadeedka KAAH, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa isna loo doortay guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee urur Siyaasadeedka KAAH,Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa bogaadiyey sida bulshada Puntland ugu heelantahay hanaanka Dimuqraadiyadda ku dhisan ee Xisbiyada badan.

109718969_959235971156590_10943898885569

Halkan Ka Daawo Waraysi Ku Saabsan Nidaamka Xisbiyada Ee Puntland

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this