Deeq A. Posted July 22, 2020 Waxaa maanta la soo gaba-gabeynayaa imtixaanka shahaadiga ah ee form 4 ee ka socday guud ahaan dalka Soomaaliya. Imtixaankan oo ay qaadeysay wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ayaa la sheegayaa in laga galay dhammaan dowlad goboleedyada marka laga reebo Puntland. Ardeyda u fariisatay waxaa tiro ahaan lagu qiyaasay in ka badan 34,000 oo arday, tiradan ayaa waxaa sugaya jaamacado gaar loo leeyahay, oo lacag ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites