Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheekh Maxamuud “Shaqooyin Badan Oo Aheyd In Laga Qabto Arimaha Doorashooyinka Waa La Dayacay ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shaqooyin badan oo aheyd in laga qabto arimaha doorashooyinka 2021 in la dayacay,isagoo sheegay in Madasha Xisbiyada Qaran ay Madaxda Dowladda Fedraalka ugu baaqayaan in waqtigeeda la qabto doorashada.

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Doorashada

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this