Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Guri Ku Dumay Xamarweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen sar dabaq ah oo ku soo duntay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Dhacdadan oo xalay dhacday ayaa la sheegayaa in ay ka dhalatay guriga oo sanado badan dhisna, oo roobab iyo waqti ka daba yimid.

Maamulka Gobolka Banaadir oo goobta gargaaray ayaa la sheegayaa in ay badbaadinta ka sokow baarayaan sababta iyo wixii dhacay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this