Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka jira in Dameer uu sababay shilkii diyaaradeed ee Beledweyne?

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Shabelle ayaa beeniyey in dameer uu sababay shilkii diyaaradeed ee dhowaan ka dhacay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne.

Sheekh Xuseen ayaa tilmaamay in baaritaan dheer oo ay sameeyeen ciidamada AMISOM lagu ogaaday in burburka diyaaraddaas uu ka dambeeyey duuliyihii waday.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/cod-jamac-gobolka-hiiraan.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this