Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamed Bile Muuse “Dowladda Wax Badan Ayay Ku Fashilantay Waa In Aysan Caraqaladey Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb “

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Bile Muuse oo ah xoghayaha isbaheysiga Isbadal doonka Kowda Luuliyo oo la hadlay Goobjoog ayaa madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ugu baaqay in wax wanaagsan laga saaro wajiga labaad ee shirka Dhuusamareeb ka furmay.

107913463_974507599635764_11018027562733

Halkan Ka Daawo Waraysiga Maxamed Bile Muuse Oo Dhameystiran

 

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this