Deeq A. Posted July 19, 2020 Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee dhaca kadib qalalaasada labada nin ee ka dhalatay doorashadii Axmed Madoobe ee August 22, ee sanadkii tagay. Wixii ka soo baxa kala soco halkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites