Sign in to follow this  
Deeq A.

Urur Siyaasadeedka KAAH oo hoggaan Rasmiya doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Urur Siyaasadeedka Dowladda Puntland ee KAAH, oo ku gudaha jira Shirweynihiisa kowaad, ayaa Galabta si rasmiya u doortay Guddoomiyaha Ururka iyo labadiisa ku xigeen.

Ergooyin ka tirsan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo isaga yimid dhammaan Gobollada Puntland, ayaa Guddoomiyaha Rasmiga ah u doortay Maddaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa isna loo doortay Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, halka Guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

PUNTLAND POST

The post Urur Siyaasadeedka KAAH oo hoggaan Rasmiya doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this