Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Sida Madaxweyne Madoobe Loogu Soo Dhoweeyey Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlad goboleedka Galmudug.

Madaweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa siweyn garoonka diyaradaha ugu soo dhweeyey, mas’uuliyiih ka tirsan maamulka Cadaado iyo Galmudug.

Madaxweyne Axmed ayaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada, halkaas oo  kulamo kula qaadan doono bulshada iyo mas’uuliyiinta degmada iyo gobolka Galgaduud, waxaana la filayaa inuu saxaafada uu la hadlo.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and shoes

Image may contain: 2 people, people standing and wedding

Image may contain: 6 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, wedding, sky and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing and crowd

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 6 people, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this