Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay magaalada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo magaalada Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

Mas’uuliyiintaan oo salaadda janaasada ku dukaday marxuumka ayaa Alle uga baryay inuu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, waxaana intaas kaddib lagu aasay magaalada Garoowe.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this