Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid Eng Faysal cali waraabe iyo Dr c/raxmaan cirro ayaa maanta kulan kula qaatay magaalaga Hargeysa ee Somaliland danjiraha Midowga Yurub Nicholas Berlanga

Labada dhinac ayaa wada hadlay arrimo dhowr ah, oo ay ugu muhiiomsan tahay doorashhooyinka, kadib markii dhowaan sedex xisbi ay heshiis ka gaareen hanaan dooraashooyinka oo  in badan uu khilaaf ka dhex jiray xisbiyada .

Waxaa sidoo kale kulan safiirka iyo guddoomiyeyaasha  lagu soo hadal qaaday sidii Midowga Yuruib ay u kordhin laheyd misaaniyadda ay u bixiyaan arrimaha doorashooyinka oo ay bixiyaan  qarashaadka ku baxa waqtigeeda.107818667_892723284543409_1960153897682017918_n.jpg?_nc_cat=101&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=rTo_Qwf04vwAX-A2BVc&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=9ffa11ab34ef6aeb322d8a03aadfb448&oe=5F341BD0109505402_304302164095319_8379864363681905575_n.jpg?_nc_cat=104&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=vdaRuELDhyAAX-1TIi7&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=755ed04f416ca3b2b3eae3ff3207abf9&oe=5F332280

109217192_1009667569487953_3496886204062587896_n.jpg?_nc_cat=101&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=xENIMq2ZBvYAX8dDmhg&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=ad661e013af53755b595761f7302a6cb&oe=5F31FF01

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this