Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Ciidamada Millatariga Somaliland Oo Maanta Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq, Bilado Geesi Guddoonsiiyay Saraakiil

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sarreeyo Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Maanta gaadhay jiida hore ee fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Tukaraq,waxaana uu bilado geesi Guddoonsiiyay Ciidamada Qaranka ee jiidaasi, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this