Deeq A. Posted July 14, 2020 Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya iyo Wasaarada isboortiga Dowladda ku dhaliilay in aysan wax u qaban dhallinyarad iyo bahda ciyaaraha reer Marka. Halkan Ka Daawo Shariif Maxamed oo Baaq U Diray Dadka Ka Soo Jeedka Marka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upps.mp4 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites