Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo & Deni oo isku khilaafsan Aaska Marxuum Xasan Abshir Faarax+Liisaska Guddiyada Aaska oo Midba dhiniciisa magacabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay Aaska  Marxuum Xasan abshir Faarax Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka.

Liiska Guddida:-
1- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Guddoomiye)
2. Wasiirka Arrimaha Dibada Axmed Ciise Cawad (xubin)
3.Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye (xubin)
4. Wasiirla Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (xubin)
5. Wasiirka Caddaaladda Xasan Xuseen Xaaji.
6. Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye (xubin)
7. Wasiirka Caafi.aadka Fowsiya Abiikar Nuur (xubin)
8. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar (xubin)
9. Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim (xubin).

Dhanka kale Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Guddi u magacaabay Aaska marxuum Xasan Abshir Faarax

Liiska Gudida:-

1. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Shiikh Xaamud (Guddoomiye)
2. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde (Guddoomiye Ku-xigeen)
3. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Ilyaas Osmaan Lugatoor (Xubin)
4. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Maxamed Xasan (xubin)
5. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jaamac Faarax Xasan (xubin)
6. Taliyaha Ciidamada Alsuubta Gen Cali Nuur (xubin)
7. Taliyaha Ciidamada Booliska Gen. Cabdiyare Xasan Xuseen (xubin)
8. Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Axmed Maxamed (xubin)
9. Duqa Caasimadda Garoowe Axmed Barre (xubin).

Marxuum Xasan Abshir Faarax iyo Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo dalka dibadiisa ku geeriyooday ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda Aas qaran loogu sameeyo magaalada Garowe.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this