Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo shaaciyey in 3-da Xisbi kala saxeexdeen heshiis siyaasadeed oo lagu soo afjaray Muranadii doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxtooyada JSL waxaan ku kala saxeexnnay saddexda Xisbi Qaran heshiis siyaasadeed lagu soo afjarayo dhammaan murankii ka taagnaa doorashooyinka muddo dhaafka ah ee isku sidkanaa ee Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada, doorashooyinkuna ku qabsoomaan ka hor dhammaadka 2020. pic.twitter.com/qrgafvik1C

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) July 12, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this