Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyoodey

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Cabdi Xaashi oo ahaa madaxweynihii hore ee Puntland ayaa xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Xaashi waxaa uu sidoo kale ahaa madaxweyne ku-xigeenkii maamulka 1998-2004-tii, waxaana uu wax ka aasaasay dowlad goboleedkaas lagu tiriyo midkii ugu horeeyey ee dowlad goboleedyada.

Maxamed Cabdi Xaashi waxaa uu inta aan qeyb ka noqon Puntland ahaa madaxa jabhadda United Somali Party (USP) .

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this