Sign in to follow this  
Deeq A.

Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Qoor Qoor Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo ka furmay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay,isagoo oo intaa raaciyey inuu yahay mid wadatashi ah, una mahadceliyey Soomaalida iyo beesha caalamka.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Qoor Qoor ee Furitaanka Shirka

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this