Sign in to follow this  
Deeq A.

Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Laftagareen ee Furitaanka Shirka

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this