Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho  ka furmay shirka golaha shacabka, kaas oo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

Ajandaha kulanka golaha  ayaa ah 1 Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo 2  Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka.

Kulnaka ayaa waxaa goobjoog ah wasiirrada Gaashaandhiigga iyo Amniga qaranka , kuwaas oo su’allo ku aadan amniga qaran ay xildhibaannadu weydiindoonaan.

Kulanka golaha ayaa waxaa uu kamid yahay kalafadhiga 7-aad ee golaha, kaas oo ugu dambeeyo muddo xileedka golaha, maadaama dhowaan loo dareerayo doorashada baarlamanka 11-aad 2021-ka.Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 1 person

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this