Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Looga Yeedhay Xarunta Dambi-baadhista Ee C. I. D

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada dambi baadhista Somaliland ayaa u yeedhay Xoghayaha xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI Axmed Shugri.

Xoghayaha xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI ayaa la sheegayaa in hadda lagu wada wareysiyo ka dib markii uu xoghayuhu ajiibey yeedhitanka ciidanka dembi baadhista, wararka qaar ayaa sheegaya in uu soo dacweeyey Xoghayaha, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub ka dib shir jaraa’id oo uu dhawaan ku dhaliiley Wasiirka.

Guddoomiyihii hore ee garabka dhalinyaradda Heer qaran ee xisbiga WADDANI ayaa qoraal uu arrintan kaga hadlayo ku baahiyay bartiisa Facebook waxa uu ku yidhi

FB_IMG_1594279055087.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this