Sign in to follow this  
Deeq A.

Tallaabadii Haramcad looga saaray Dhuusamareeb oo la boggaadiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Imaaciil Daahir Cismaan taliyihii hore e hay’ada NISA ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay talaabadii ay qaaten Madaxda Jubaland iyo Puntland ee looga soo saaray Ciidamada Haramcad magaalada Dhuusamareeb oo ay kal hore geysay dowladda Soomaaliya.

Taliyihii hore ee NISA ayaa xusay wixii ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay in ay geysteen Ciidamada Haramcad, sida uu hadalka u dhigay

Sidoo kale wuxuu cod deer ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku fashilantay ka shaqaynta iyo sugida ammaanka guud ee dalka.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyada oo maanta magaalada Dhuusamareeb uu ka furmayo shir u gaar ah dhammaan madaxda maamul goboleedyada ka jira dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this