Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Fowsiya “Doorashada Oo Waqtigeeda Ku Dhacda Waxay Horomar U Tahay Dalka”

Recommended Posts

Deeq A.   
Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan.
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fowsiyo Oo Ka Hadashay Arimaha Doorashooyinka

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this