Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka Sare oo Sharci-darro ku tilmaamay Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sharci-darro ku tilmaamay Xeerarkii Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya oo ay dhowaan ansixiyeen Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin Afarta Xeer ee Qabya-tirka Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen Golaha Aqalka Hoose haddii aan la waafajin Habraaca Xeer-dejinta Dalka.

War-saxaafadeedka Golaha ayaa sidoo kale soo jeediyay in Guddiga Doorashooyinka Dowladda Soomaaliya aysan isticmaalin xeerarkaasi inta lagu samaynayo dib u sixid si loo waafajiyo Habraaca Xeer-dejinta Baarlamaanka.

Xeerarka uu Sharci-darrada ku tilaamay Aqalka Sare waxaa kamid ah xeerka Mataaladda Gobolka Banaadir oo qeexaya in Gobolkaasi Aqalka sare laga siiyo 13 xubnood oo lagu sheegay Matalaadda Banaadir.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhan

1-6.jpg?resize=997%2C1440&ssl=1 2-2.jpg?resize=987%2C1440&ssl=1 3-3.jpg?resize=1000%2C1402&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Golaha Aqalka Sare oo Sharci-darro ku tilmaamay Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this