Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay doorashada 2020/21

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga.

Kulanka ayaa looga hadlay qabsoomidda doorashada heer Qaran, dibu-u-habeynta amniga iyo dhammeystirka qorshaha deyn cafinta oo meel wanaagsan maraya.

Soomaaliya oo xilligan marxalad kala guur ah ku jirto ayaa waxaa dhamaadka sanadkan galeysa doorashada madaxweynaha iyo mida baarlamaanka oo ay dood ka taagan tahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this