Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Doonaysay Inay Ka Soo Degto Garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay Diyaarad sida Qaadka Miirooga Kenya oo maanta doonaysay in ay ka degto garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Diyaaradda oo u raran Ganacsato reer Somaliland ah ayaa dib ugu laabatay gudaha Kenya waxana ay fadhiisatay Garoonka Wajeer.

Miiroga Kenya ee maanta laga celiyay Hargeysa ayaa ku soo beegmaya xilli uu yaraaday Qaadkii ka iman jiray dhinaca Ethiopia sababo la xidhiidha Qalalaasaha ka socda gudaha Ethiopia.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this