Sign in to follow this  
Deeq A.

Xagee ayuu ku dambeeyey baaritaanka dhacdadii Gololey?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa muddo bil ah laga joogaa dhacdadii deegaanka Gololey ee lagu laayey illaa qof oo dhalinyaro ahaa, kuwaas oo ka shaqeynayey xarun caafimaad oo ku taalla halkaasi.

Illaa iyo hadda wax ka soo baxay oo natiijo ah ma jirto baaritaankii laga sugayey guddi gaar ah oo HirShabelle ay u xil-saartay dhacdadaasi.

Haddaba waa sidee xaaladda deegaanka iyo dareenka dadka shacabka ah warbixintan ayaan ku eegi doonaa:-

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/War-Ismaaciil-Turki-Balcad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this