Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1593612792755.jpg?w=1000&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada gobolka Mudug.

Kulanka Madaxweyne Deni iyo Isimada gabolka Mudug ayaa looga hadlay amniga, nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan horumarka gobolka.

Madaxweynaha Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo.

PUNTLANDMPOST

The post Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this