Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Saxeexday Heshiis Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Somaliland iyo Taiwan ayaa kala saxeexday heshiis cusub oo ku saabsan xidhiidhka u bilaabmay labadan dal ee aan haysan aqoonsi caalami ah.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo dhawaan booqday dalka Taiwan iyo dhigiisa ayaa heshiiska kala saxeexday.

Taiwan ayaa sheegtay in ay xafiis ka furan doonto Somaliland oo ay ku tilmaantay in uu yahay dal madax-bannaan oo ku yaalla Geeska Afrika.

Wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan ayaa qoraal ay faafisay ku sheegtay in Somaliland ay tahay dal ay aad u kala fog yihiin, balse ay wadaagaan jacayl qoto-dheer oo xorriyadda iyo dumiqraadiyadda ah.

FB_IMG_1593591741740.jpg FB_IMG_1593591744063.jpg FB_IMG_1593591746493.jpg FB_IMG_1593591749540.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this