Deeq A. Posted June 30, 2020 Dalka Itoobiya ayaa saacadihii tagay waxaa hareeyey dibax-baxyo waaweyn, iyada oo la hakiyey isu socodka , lana jaray Internet-ka iyo korontada. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib dil loo geystay fannaanka dhalinyarada ah ee reer OromoHachalu Hundessa kaas oo dil qorsheysay lagu sameeyey caasimadda Adis Ababa. Wararkan, oo faah-faahsan, kala soco, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites