Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Somalia oo loo doortay Kursiga Gudoomiye-xigeenka Guud ee Qaramada midoobay+Farmaajo oo ka hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle), ayaa noqonaya madaxweyne ku-xigeenka golaha guud ee QM ee kalfadhigga 75-aad ee 2020/21, waana markii ugu horreysay muddo 33 sano ah oo Soomaaliya ay xilkan qabato.

Soomaaliya ayaa saddex goor oo horey noqotay madaxweyne ku-xigeenka golaha guud ee QM, kuwaasi oo kala ahaa 1963-1964 oo uu noqday Xasan N. Cilmi, 1979-1980 oo ay kala noqdeen Cabdirisaaq Xaaji Xuseen iyo Axmed M. Aadan Qaybe, iyo 1986-87 oo uu noqdo Abdullahi D. Osman.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this