Deeq A. Posted June 29, 2020 Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu wareegtooyin madaxweyne u xilalkii kaga qaaday guddoomiyeyaal gobol, halka uu u magacaabay gudoomiyeyaal cusub gobolada qaar ee Somaliland. Halkaa Ka Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites