Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Xalay Abwaanka Da’da Yar Ee Shuceyb Yare

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey xalay abwaanka da’da yar ee Shuceyb Yare, oo ka mid ah hal-abuurada ku nool magaalada Hargeysa.

Xadhiga Abwaanka ayaa lala xidhiidhinayaa ka dib markii uu dhawaan tiriyay maanso uu kaga kaga hadlay xaalado siyaasadeed ee Somaliland kuna dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Muuse Biixi.

Laamaha amniga Somaliland wali kama hadal sababta loo xidhay Shucayb Yare.

halkan hoose ka Daawo gabayga uu dhawaan tiriyay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this