Deeq A. Posted June 28, 2020 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho Dalka ka dhaceysa 2020/2021. Halkan Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM Xafiiska Unsom oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whatsss-2.mp4 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites