Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Badhan

Recommended Posts

Deeq A.   

Khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Badhan

 

Marxuum-Libaaxe.jpg?w=1000&ssl=1

Marxuum Maxamuud Maxamed Saalax Shire (Libaaxo)

Hal askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay dagaal shalay oo Jimce aheyd Ciidamo ka wada tirsan Puntland ku dhex maray gudaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Badhan-Sanaag.

Marxuumka dhintay oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Maxamed Saalax Shire (Libaaxo) ayaa la sheegay in uu Gaandheri u ahaa Ciidan ka amar qaata Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ee ku sugan Airport-ka Magaalada Badhan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this