Deeq A. Posted June 26, 2020 Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo. Aqriso Nuxurka Kulanka Madaxda Puntland Iyo Galmudug Galkacyo Oo Martigelineysa Labadeeda Madaxweyne Halkan Ka Daawo Kulanka Gaalkacyo Ku Qabsoomay Ee Madaxda Puntland Iyo Galmudug Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites