Sign in to follow this  
Deeq A.

Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda Cagta Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka wuxuuuna madaxda Xiriirka u sheegay in halkaas loo diro wakiilo soo fiiriyo xidigahaas anfacaya Xulka.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this