Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbaahinta Mareykanka oo shaacisay in Ilhan Cumar Aabaheed  geeriyooday+Nooca Xanuunku u geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta Mareykanka oo shaacisay in Ilhan Cumar Aabaheed  geeriyooday

 

Xildhibaanada asalkeedu Soomaaliga yahay ee  Ilhaan Cumar kana tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa shaacisay in aabaheed geeriyooday, kadib fariin ay soo dhigtay baraha bulshada  ay ku leedahay.

Ilhaan Cumar ayaana fariinteeda oo murugo xumbaarsaneyd ku sheegtay in uu geeriyooday aabaheyd Nuur Cumar Maxamed, mana sheegin Ilhan xanuunka uu u geeriyooday aabaheed.

 

Warbaahinta dalka Mareykanka qaarkood oo ka hadlay geerida aabaha dhalay Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa sheegay in uu u geeriyooday cudurka safmarka ah ee Caronavirus uu la xanuunsanaa.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Surely we belong to God and to him shall we return.

It is with tremendous sadness and pain to say goodbye to my father, Nur Omar Mohamed. No words can describe what he meant to me and all who knew and loved him. pic.twitter.com/gb7q0gMXG2

— Ilhan Omar (@IlhanMN) June 16, 2020

Ilhan Cumar oo ah Haweeny asalkeeduna Soomaali yahay ayaa kamid noqtay xildhibaanada ugu caansan Mareykanka , waxa ayna marar badan dagaal siyaasadeed la gashay Madaxweynaha Mareykanka trump.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this