Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Somaliland Iyo Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa si rasmi ah u shaacisay war-murtiyeed laga soo saaray shirkii loo qabtay Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana war-murtiyeedka lagu caddeeyey in sababta shirka loo qabtay ay ahayd sidiin hoggaamiyeyaasha Somaliland iyo Soomaaliya looga caawin lahaa sii ambo-qaadka wada-xaajoodka khuseeya xidhiidhka u dhexeeya LABADA DAL (between the tho countries), taasina waxay muujinaysaa guul u soo hoyatay Somaliland. Qodobbada kale waxa ku jira qaar faa’iido u wada leh dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

FB_IMG_1592193116855.jpg FB_IMG_1592193119494.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this