Sign in to follow this  
Deeq A.

Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre”

Recommended Posts

Deeq A.   

Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysiga Uu Kaga Hadlay Arinta Farmaajo Iyo Khayre

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this