Deeq A. Posted June 3, 2020 (SLT-Hargeysa)-Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac Sababtay oo laba Beelood ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Dedaalo lagu xakameynayo oo socda. Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeya kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee deegaanka Gocon-dhaale, oo dhinaca waqooyi kaga began degmadda Buuhoodle ku diriray in colaada joojiyaan, halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites