Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabadh 28 Jir Ah Oo Hargeysa Ugu Dhimatay Cudurka COVID 19 + Tirada Dadka Uu Soo Ritay

Recommended Posts

Deeq A.   

Sagaal iyo Labaatan qof (29) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 23 qof waa rag, 6 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 11 qof)
(30jir ilaa 39jir = 8 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 5 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(90jir ilaa 99jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 24 qof iyo Burco oo ah 5 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 5 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Saddex iyo Soddon (33)

Waxaa geeriyooday hal qof oo dumar ah oo deganayd Hargeysa, da’deeduna ahayd 28 jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay Somaliland Sagaal iyo toban (19)

FB_IMG_1590827786330.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this