Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha HirShabelle oo cafis u fidiyey maxaabiis badan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Hirshabell, Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda ciidul-fidriga aawgeed cafis u fidiyay maxaabiis kala duwan oo ku jiray xabsiyada maamulkaasi.

Maxaabiista la cafiyey oo ku eedeysnaa dambiyo fudud ayaa gaaraya illaa 10 ruux, iyadoo la faray wasaaradda cadaaladda HirShabelle inay fuliso amarkaasi.

Halkaan hoose ka aqriso:-

War.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this